Wararka

Xariirad.com Dhalinyar Ka Hadashay Dilkii Xariirad Iyo 9oday Oo Looxidhay Dilkaasi.

23.06.2013

—————————————————–

Xukuumada Axmed siilaanyo oo aargoosi siyaasadeysan oo ay marmarsiiyo u heshay kula kacday waxgaradka Jufadii madaxweynihii hore Ee Somaliland iyo Beel-weynta J/Yoonis oo arrinkaa cambaaraysay:

 

Xukuumada Axmedsiilaanyo ayaa degaanada Boorama iyo Xariirad ka bilowday hawl-galo ay ku beegsanayaan Odayaal, Waxgarad  iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Ardaagii madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Waxgaradkan la xidh xidhay oo oo tiradoodu gaadhayso sideed qof oo dhamaantood kasoo jeeda beesha Reer Dudub ayaa loogu mar-marsooday dil aan weli la aqoonsan cidda fulisay oo sadex maalmood ka hor ka dhacay magaalada Xariirad.  Sideeda qof oo isugu jira Siyaasiyin iyo cuqaal waxay kala yihiin.

1.  Caaqil Maxamed Samaale Bahdoon

2. Caaqil Jibriil Saciid

3. Aqoonyahan Maxamed Cilmi Faarax (Cidlokawareer)

4. Caaqil Maygaag Daahir Bucul

5. Caaqil Bashiir Daahir Hanfi

6. Caaqil Cali Cumar Raage

7. Caaqil Cismaan Cabi Muuse

8. Caaqil Cadoosh Bile Cabilaahi

Xadhiga lagula kacay waxgaradkan iyo siyaasiyiinta beesha reer Dudub ayaa gabi ahaanba baal-marsan shuruucda, Xadhigoodan waxa loo arkaa aargoosi siyaasadeed oo Siilaanyo iyo Xisbigiisu ku beegsanayaan Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda lafta madaxweynihii hore. Waayo odayadan la xidh xidhay waxay ahaayeen kuwii ka shaqaynayay Nabbada degaanka galbeed, waxay ahayeen kuwii hortaagnaa dhalinyaradii iyo dadkii ka fal-celin rabay dilkii badheedhka ahaa, jawigana waxay kusoo dabaaleen nabad. Dilkan cusubna waxa laga soo abaabulay Hargeysa.

Xukuumada Axmed siilaanyo waxay horey u ballan qaaday inay gacanta kusoo dhigeyso gacan ku dhiiglihii dilay Faarax Dhidar, laakiin taasi wey beenowday. Beeshii dhibanaha ahayd oo weli sugaysa in loo soo qabto gacan ku dhiiglihii ay xukuumadu ka ballan qaaday waxa maanta loogu daray xadhig iyo xabsi  haldoorkoodii lagula kacay, iyadoo loogu mar-marsooday nin habeen madow lagu dilay Xariirad oo cid dishay aan la ogeyn.

Iyadoo ay dhici karto in dilkan meel kale laga soo abaabulay oo cid kale ka dambeyso, xataa xukuumadda lafteedu. Waayo dilkan waxa lagu soo beegay markii xildhibaanadii beesha ciise ee dudmada ku maqnaa ay dib usoo noqdeen, Markii labadii reer ee Ciise iyo Gadabuursi siyaasiyan la arkay inay markale isku soo dhawaadeen waxa laga shaqeeyay in kala shakiga lasii xoojiyo, dilkan qorshaysanna waxa looga shakisanyahay inay fuliyeen oo loo adeegsaday askarta maamulka Somalialnd ee ku sugan Xariirad.

 Sidaas darteed waxay bulshada beesha Jibriir yoonis gudo iyo dibadba cambaareynaysaa xadhiga odayaasha iyo siyaasiyiinta lagula kacay, mana aqbalayso in reer dhibane ah waxgaradkiisii xabsiga lagu guro, waxayna ugu baaqeysaa xukuumada dhexe iyo maamulka gobolkaba in odayaasha xorriyadooda loo soo celiyo haddii kale ay xoog kagala bixi doonto xabsiga.

 Xariirad.com

————————————————————-

somalia: waraysii xiiso badan oo dhinacyo badan tabanayaa oo ay ka dhawaajisay wasiiradaa arimahaa dibadaa ee somalia fosiyaa yuusuf xaaji adan iyo la kulankii faysal cali waraabe : dawo video:

————————————————————-

cph3

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Madax-kuxigeenka Awdalstate oo buuqanayaa Barlamanka yurubiyaanka ee xaruuntiisu tahay beljiga garaa ahaan casiimada bruxel & Jaaliyada beelwaynta Gadabuursi .Dhamaan waxaa la ogaysiinaya jaaliyada ka soo jeeda Gobolada Awdal, Salel,Gabiley inay ka so Qaybgalaan axada bishu tahay 23/06/13.

———————————————————————————-

Siyaasiga Dadaa yar ee Ciise ismaciil oo bildhaamiyay cadalad daradaa  Somaliland iyo xukumada uu ka madaxyahay Siraayo

19/06/13:

——————————————————————

Ahmadaw ader ictirafki cigaal Arkiwaayey Rayaal urin waayey ,Siilanyo ku haraday..!

06/06/13:

—————————————————————–

Nikan codsiga  caalamka u diray ila dhagaysta ,Gabayga

05.04.2013

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Loogu Sameeyay Gobalka Awdal

05.06.2013

————————————————————–

Bandhig Logu Magacdary Thanks Borama Oo Ardayda Wax ka Barata Camud iyo ELO Oo Reer Konfured ah

05.06.2013

Prof Samatar Oo buuqday Magalada u ka soo Jeedo Ee Gabilay,ayaa Wiil Dhanlinyara ka mid ah oo koobta jooga isku dayey inu Saaro koofiyad calanka somaliland ku xardhan tahay,Prof Isagood Moodo inu ka didaayo calanka somaliland ayuu ganafka ku dhuftay,calanki wayna ay lala daba mareena wuxu ku idhi fadlan meesha baneeya oo calanka dib ula noqda,iyakoo isku dayaayey inay ku sawiraan calanka sln,Video Daawo

05.06.2013

————————————————————–

Sawirka maanta oo mujinaya dilki  wiil somali ah o koonfur afrika sida waaxashnimada dhaagax looqu diilay ..!

03/06/13:

sawika manta

—————————————————————-

Nin ayan leebay ori u nogdga ,ubadka u dhalaan niika eeba siiyo ad u dhawro kaan wali Arosqalino ogow aka qaadiin ugadkeen astuuraan yasalam by Cawale aden..!

03/06/13:

———————————————————————————————

Fanaanadi caanka ahayd Hodan Cabdiraxmaan dheere oo timid caasimada awdal boorama oo si diiran loogu soo dhaweeyey iyadoo shucuurteeda  aad u kacsanayd soo dhawaydi ay ka heshay degaanka ay ka soo jeeday ee awdal siiba boorama 

29.05.02013

————————————————————amoud foundation oo Mashruuc  cusbataalka caruurta lagu daaweyolaga dhisidoono ka soo qaaday wadanka kuweit oo Borama laga dhisayo

29.05.2013

———————————————————-

Daawo Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Magaalada London Oo Baroordiiq Weyn U Sammeeyey Dr. Cumar Cismaan Raabe.

ALALAHA UNAXASIITO DR OMAR ISMAN RAABE OO AHAA AQOOYAHAN QORAA CAANA FIILASOOF SAAMALIYEEY

27.05.2013

——————————————————–

War Dag Dag ah oo borama naaqa so gadhayoo sheegaya ina odayashi ciise saaka ooda laga rogay ,bulshada reer Awdal, Salal ila Harowo oo ad uga xumaaday si deenta odayada dab shiidka aha lakin waa waaxu ka helo Wasirka arrimaha gudaha Duur oo intan dambe shaaqadisu noqotay u adeegida Qoxotiqa sida xaaq darada ah loo so dajay duleedka xariirad ..!  

————————————————————–

Somaliga Oo Noqday Luqada Ugu Faca Weyn Aduunka

26.05.2013

———————————————————-

Ururka YES SPORTS ee Holand oo qalabka ciyaaraha gudoonsiisay xulalka Awdal & Salal

23.05.2013

————————————————————–

Beesha  Reer dudub  ee ka so jeeda Magalada  Xariirad aya maanta shirjaraaid ku gaabtay isagoo  dhan dawasho wacan Magalada Borama..!

23/05/13

———————————————————

Daawo Heesta Beelaha Reer Waqooyiga(USP)loo qaaday

(Layma dhaafi Karo)Fanaanati Siciido Shiine

23.05.2013

Xariirad.com waxay ka raali galinaysa Maqaal ku soo baxay xariirad.com bishan 18.05.2013 ,

waa bilaahi tawfiiq.

——————————————————–

Booqashadi Ugaas ka Gadabuursi UgaasCabdirashid Ugaas Rooble Ugaas doodi ee Degmada Saylac iyo jaamacada camuud.

21/05/13:

————————————————————–

Waraysi ay ka qaaday BBC laanta afsoomaliga dhagar qabihi snm xasan ciise

 

20.05.2013

———————————————

Barnaamij laga diyaariye halyeeygi soomaliyeed Dr Cumar Raabe

20.05.2013

————————————————————–

Heesta maanta dhagaysi  wacaan..!

20/05/13:

—————————————————————————–

Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo maanta nahaayda u dhiibay Somaliland jawab adagna ka bixiyay Hadal ka soo yeedhay Xasan Ciise Jaamac ka tirsaan SNM .

20/05/13:

————————————————————–

kulan lagu Daahfurayo 18-may Ee Maalinta Nadafadda Deegaanadda Khatuumo Oo Maanta Laascaanood Lagu Qabtay(video)

18.05.2013

———————————————————-

Afaynki snm oo ah Qaacan ku dhiig laha koobade ee Xasuqi 1991ki .

Daagal ka Aniga saxeexay aniga fuliyay aniga amray aniga baxa oo gala korshahay  ka ka miid ahay sidi Gabdabursi loo xasuqi laha ….

17/05/13:

—————————————————————————————————–
M/ku xigeenka awdalstate  oo kulan la yeeshey golaha arrimaha    dibedda ee baarlamaanka yurub, magaalada Brusselscph3Madaxweyne ku
M/ku xigeenka awdalstate  oo kulan la yeeshey golaha arrimaha dibedda ee baarlamaanka yurub, magaalada Brussels.
M/ku xigeenka awdalstate  oo kulan la yeeshey golaha arrimaha dibedda ee baarlamaanka yurub, magaalada Brussels.M/ku xigeenka awdalstate  oo kulan la yeeshey golaha arrimaha dibedda ee baarlamaanka yurub, magaalada Brussels.
 oo kulankaas laqaatay mudane François Coibion, ayaa kulankoodi ku dhamaaday is afgarad iyo reynreyn. Arrimaha dibbada ee baarlamaanka Europe, waxa ay u xaqiijiyeyn m/ku xigeenka awdalstate cabdiraxmaan cabdillaahi in ayna dhici karin in laka jaro soomaaliya, wax somaliland la yidhaana ayna aqoonsaneyn. Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil, wuxu u sheegey baarlamaanka yurub in ay awdalstate tahay maamul goboleed u taagaan midnimada soomaaliyeed, kana mid ah dawladda federaalka ee soomaaliya. Gabagabadii waxa m/ku xigeenka awdalstate, cabdiraxmaan cabdillaahi ismaaciil, iyo golaha arrimaha dibbeda ee midowga yurub ay isku af garteen in wada shaqeyn ka dhaxeyso maamul goboleedka awdalstate iyo midowga yurub. Guul iyo gobanimo.

xariirad.com :waraysiyo aan ka qaaddi doon naga fisha insha allah dhawaan ,Madaxwayn ku xigeenka Awdalstate 17.05.2013  

——————————————————

Siyaasigi dada yara Ciise Ismaaciil Axmed oo maanta ku qabatay shir jaraaid Gurigiisa. .

16.05.2013

——————————————————–

 Duqa Degmada Lughaya Ee G/Awdal Oo Ka Waramay Horumarka Degmadaasi Ka Socda.

——————————————————–

Duqa Degmada Garbo-Dadar Ee G/Salel Oo Baaq U Diray Qurba Joogta Degmadaasi inay soo maal gashadaan ay si xawliya u socdo imika jagooyinka la dhisanaayo,isako ku tilmaay inay ku taalo Goob Ganacsi oo dadku iskugu imaataan.

16.05.2013

——————————————————————

Xiriirka Canada iyo Soomaaliya // Canada oo Safiir u soo Magacaawday Soomaaliya

Muqdisho (KON) – Dowladda Canada ayaa shaaca ka qaaday in ay soo Celineyso Xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhexeeyay Soomaaliya 22 Sano Kadib.

Teaser Image Xiirka Canada iyo Soomaaliya // Canada oo Safiir u soo Magacaawday Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Canada, John Baird ayaa sheegay in ay sidoo kale Soomaaliya u soo Magacaabeen Safiir Cusub oo u matali doono wixii haatan ka dambeeya dalka Soomaaliya. David Angel oo Horay u ahaa Wakiilka dowladda Canada ee dalka Kenya aya haatan si toos ah Xafiiskiisa uga Furan doona Gudaha dalka Soomaaliya islamarkaana uga shaqo Billaabaya Xiriirka diblomaasi ee Canada ay la laheyd Soomaaliya ayaa go’ay 1990 kaddib markii dalka uu ka qaxay dagaalka sokeeye. 15.05.2013. xariirad.com

————————————————————————————-

Sawirka maanta oo ka turjumaya Faysal cali warabe inu naaf u haayn Groupka siiranyo ee maweelada beenta’ shacbka ku haya  Awna somali-wayn hooray iyo maantaba aw amisnaanyahy..!

14/05/13:

FAYSAL-CALI-WARAABE-OO-KA-DHEX-MUUQDA1

————————————————————–

Mayarka boorama oo ayan daro dhalinyaradi soo dooratay aw ku tilmamay tuug iyo saakhariin  iyado an wada ogsonahay Bulshada reer Awdal dad hadarad iyo ilbaxnimo ba dheer yihiin umadaha daariska isaqo u xaaglinaya jaahbada snm een wada  dareemayno ila maanta an jooqno burburki iyo dhawaci ay u qaysteen umada reer Awdal aw ka si dhex guuxayo dhagahoga.. !

————————————————————

Barnaamij gaara oo ku sahabsan Xasan Zaki oo ah wiil indhala waxna ka barta dugsiyada sare ee Borama

—————————————————————

Sawirka maanta oo wax badan ka turjumaya,khiyanada iyo jaahilnimada ay wadan Afaynka snm iyo tuqa Xagla toosyie o jabuti mashruch ayna Gadabuursi ooqayn u taaqay..!

13/05/13:

ismail

—————————————————————————————

18 mai oo maalin u qaar’a beesha dhex maaha maalin qusaysa beelaha kaale ee daaga wagoyiqa khasatan gobolada Gabiley,awdal iyo salel..!

12/05/13:

——————————————————————-

Ugaaska C/rashiid Oo Maan Casuumad Heersare Ah U Dhigtay Beesha Babar Celi iyo Suldan Ibrahin jamac Samatar oo Ka Soo Qayb Galay Kana jeediyay Qudbad Qiiro leh+video.

———————————————————–

War saxaafadeedkii USP iyo kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh

————————————————————

Heesta maanta.. Awdal wa Dalkayga by Mahdi muuse isaaq..!

11/05/13:

 

 ————————————————————-

Caawi wiilkan yare dhibaataysan Maxamed yare oo ku dhibaataysan Magalada booramaoo awood ay ku daawayso aan haysan hooyada dhashay ,

fadlan caawiya illaahay waa nuu naxariiseen, illaahay ayaa idhi isku naxariista ana waan idin naxariisane

——————————————————————

Halkan ka daawo Hamish Wilson  oo sharxaya shirki Borama ee 1991kii kaaso tuusaale u noqday somali oo dhaan iyo khiyaanadi snm & dhaacad  xumadi beeshi gogosha dhiqtay (daacadi niikedi diishay ayay somali tiidhi )…

10/05/13:

—————————————————————–——–

Siyaasi-reer-awdal-ah-oo-daadufeeyey-in-ugaas-cabdirashiid-u-yimid-boorama-ka-qayb-galka-xuska-18-may-video

09/05/13:

————————————————————-

Waa hees ka mid ah Xafladii ka dhacaday sanadkan horaanteedi magaladfa frankfurt ee dalka Jarmalka Dawaasho wacan iyo AL FANAANKI SAMJ oo ku luqaynaya heesti saylac

https://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=CY0qjw45AuU#t=13s ——————————————————————–

gabaygii uu tiriyey hirsi oo jawaab adag la siyay..

08/05/13:

———————————————————————————

 Sawirka maanta

08/05/13:

282261_123879914477134_445892754_n

———————————————————————————

Sawirka maanta

Farshaxamistihi wayna ee Amiin Caamir oo soo badhnigay sawir Cartoon ah oo muujinaya ,hungawgi uu la soo guriya noqoday Silaanyo iyo safarkii siiranyo uu ku tagay qurubaha iyo maaweelada uu kala yimid Dad lagu maaweeliyo waan go,ayna 

amiin arts

————————————————————–

Caaloshi u shaagayste mu maatali kaara umaada?

Wa maya, daanta gude aya ka wayne..!

07/05/13:

————————————————————–

LONDON MUDAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO SHIRKA LONDON 07 05 2013 awdalstate khaatuumo jublaand ayaa ka soo qayb galay 

————————————————————–

NOLOSHA WIIL DHALINYARO AH OO KU NOOL BORAME HAREERI IYO HARGEYSA 27 04 2013

——————————————————————–

London Mudaharaado Waji Badan Leh Oo Maanta Ka Dhacay Xarunta Shirka Somalid ee London Iyo Awdal State khatuumo ka Qayb qaatay awd and khadumo 1

awd and khadumo 2awd and khadumo 3awd and khadumo 4

——————————————————————–

Qodobada Kasoo Baxay Iyo Nuxurka Khudbadaha Laga Jeediyey Shirka Caalamiga Ah Ee London Oo Arrimaha Soomaliya Quseeya ….AKHRISO

xariirad.com 07.04.2013:Waxaa si rasmi ah uga furmay maanta magaalada London ee caasimadda dalka Britain shirka caalamiga ah ee London oo arimaha Soomaaliya quseeya ayadoo shirkaasina ay si wadajir ah u shir gudoominayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isulwasaaraha dalka Britain David Cameroon. Shirka ayaa si rasmi ah uga furmay guriga Lancaster house ee magaalada London waxaana kasoo qeybgalay madax ka kala socota in kabadan 50 dowladood oo caalamka ah waxaana uu u jeedada shirkaasi ay tahay in Soomaaliya ay caalamku si wadajir ah u taageeraan ayadoo laga taageerayo qorshayaasha Dowladdu u dejisay hormarinta dhinacyada ammaanka,garsoorka,dib u dhiska iyo dhaqaalaha. Ra’isulwasaaraha Dalka Britain David Cameroon oo furitaankii kulanka ka hadlay ayaa hadalkiisa ku bilaabay in Rajada Soomaaliya ay weli nooshahay oo ay ka bidhaameyso waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay muhiim tahay in dib loo dhiso Soomaaliya si looga maarmo safar baaxad weyn oo ay dadku Soomaaliya u galaan iyo in la helo meel argigixisada loo dhoofiyo. “amniga Soomaaliya waxa uu qeyb ka yahay ammaanka caalamka oo dhan Soomaaliya waxaa ka jira argigixiso,burcad badeed iyo dhibaatooyin kale waxaasi oo dhanna waa kuwo ka dhashay dayacaad beesha caalamku ay ku sameyso Soomaaliya mana dooneyno in qaladkaasi markale la galo”ayuu ku yiri khudbaddiisa Ra’isulwasaare David Cameroon. Ra’isulwasaaraha dalka Britain David Cameroon oo hadalkiisa sii wata ayaa ka hadlay qaabka ay tahay in xiligan Soomaaliya loo taageero oo ay caalamku u taageeraan waxaana uu yiri” in ayada oo si wadajir ah loo taageerayo Soomaaliya waxeynu hirgelin karnaa qorshaha amni ee ay la timaado Dowladda Federaalka Soomaaliya,qorshahaasina waa dib u dhiska Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya,taasi waa mida soo afjari doonta falalka argigixisanimo ee ururka Al-Shabaab” Ra’isulwasaare David Cameroon ayaa madasha ka dhawaaqay yabooh dhaqaale oo ay Dowladda Britain ku taageereyso Soomaaliya oo kala ah:- Toban Milyan oo geniga Istarliinka ah oo la siinayo Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo in ka badan 14Million Geni oo la siinayo hay’adaha iyo Garsoorka iyo Cadaalladda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isaguna kulankaasi shir gudoominayey ayaa madasha ka jeediyey khudbad uu ugu horeyn uga hadlay hormarrada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya gaartay gaar ahaanna hormarrada laga gaaray dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda waxaana uu Madaxweynaha xusay inay lagama maarmaan tahay taageerro xiligan ay beesha caalamku wadajir u siiyaan Soomaaliya ayadoo laga taageerayo ammaanka oo ay ugu horeyso la dagaalanka argigixisada Al-Shabaab iyo in dowladda laga taageero hormarinta dhinacyada garsoorka,Garsoorka iyo dib u habeynta dhaqaalaha. “dowladdu waxey gaartay guullo aad u farabadan oo dhinacyada ammaanka iyo siyaasaddaba isugu jira waxaana xaqiiqo ah in dhammaan guullahaasi ay ku yimaadeen taageerrada iyo kalsoonida ay beesha caalamku u muujiyeen Soomaaliya oo ah mid dhameystiran sida inoo muuqata, waxaan jeclahay inaan dowladda Britain iyo Ra’isulwasaare David Cameroon uga mahad celiyo hirgelinta shirkan baaxada leh”ayuu ku yiri khudbadiisa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka kale ka hadlay maalgashi ay xiligan beesha caalamku ku sameeyaan Soomaaliya waxaana uu xusay in Dowladdu ay gacma furan kusoo dhaweyneyso cid walba oo dooneyso iney dalka Soomaaliya maalgashi ku sameyso. Madaxweynaha oo ka hadlay dhinaca ammaanka ayaa tilmaamay in guul laga gaaray dagaalka lagula jiro Maleeshiyaadka kooxda argigixisada ah ee Al-shabaab waxaana uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xusay iney lagama maarmaan ay tahay in si guulahaasi ay usii socdaan dowladda laga gacan siiyo dib u dhiska Ciidammada Qalabka Sida si ay awood buuxda ugu yeeshaan bur burinta argigixisada Al-Shabaab,sidoo kalena waxa uu Madaxweynaha xusay xiriirka ku dhisan deris wanaaga iyo iskaashiga ee ay Dowladda Federaalku la leedahay dalalka deriska la ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo isaguna madasha khudbad ka jeediyey ayaa ammaanay isbedellada hormarineed ee xiligan ka jira gudaha dalka Soomaaliya oo ay ku talaabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaana uu Madaxweyne Geele xusay lagama maarmaannimada iney caalamku si wadajir ah u taageeraan Soomaaliya xiligan. Madaxweynaha Uganda Uweri Museveni oo isaguna khudbad ka jeediyey madasha ayaa xusay in Dowladda Uganda ay had iyo goor garab taagantahay Soomaaliya taageeradaasina ay qeyb tahay Ciidammada ka socda dalkiisa ee ku sugan Soomaaliya waxaana uu Madaxweyne Museveni xusay in taageeradaasi ay Dowladda Uganda sii wadi doonto. Ra’isulwasaaraha Ethiopia Hayle Mariam Disale oo isaguna khudbad ka jeediyey madasha ayaa ku dheeraaday hormarka xiligan ka jira Soomaaliya waxaana uu Ra’isulwasaare Mariam xusay hadii caalamku ay si wadajir u taageeraan dib u dhiska iyo hormarka Soomaaliya, dowladiisana ay wadashaqeyn dhow oo ku dhisan iskaashi iyo deris wanaag ku dhisan la leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyata oo isaguna madasha khudbad ka jeediyey ayaa tilmaamay in dowladiisa cusub ay aad u garab taagantahay hormarka uu caalamku la garab taaganyahay Soomaaliya waxaana uu codkiisa ku biiriyey in caalamku ay si wadajir ah xiligan usii taageeraan Soomaaliya. Hadaba Yaboohyada dhanka dhaqaalaha ah ee shirka laga muujiyey ayaa kala ah:- Midowga Yurub 44 Million Euro oo lacagta Yurub ah waxaana lacagtaasi loogu talagalay hormarinta dhinacyada ammaanka iyo cadaalladda. 75Million $ dowladda Denmark dhinacyada hormarinta cadaalladda. Dowladda Mareykanka 40 Million $ oo doolarka Mareykanka. Turkiga 10 Million $ oo dollar dib u dhiska Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Qatar 18 Million $ oo dollar. Dhammaan yaboohyadan waxey hordhac u yihiin yabooh dhaqaale oo ay caalamku wadajir ugu taageeri doonaan hormarinta dib u dhiska Soomaaliya ayadoo taageradaasi inteeda badan la filayo in caalamku ay ku muujiyaan shir bisha September ee sanadkan ka dhici doona magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Hadaba warmurtiyeedka kasoo bixi doona gebagebada shirka oo Radio Muqdisho uu si hordhac ah u helay ayaa qodabada ku xusay waxaa ka mid ah:- Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada siyaasadda iyo ammaanka oo ay ugu horeeyaan ka gudbidii KMGka iyo doorashooyinkii dalka ka dhacay. In Al-Shabaab la dagaalankeeda la dhameystiro oo ay caalamku wadajir uga qeyb qaataan. Dhameystirka Dastuurka qabyada La dagaalanka Bucadbadeedda iyo dib u habeynta Garsoorka In dowladda laga gacansiiyo fulinta qodobada u degsan si dalka ay u gaarsiiso 2016doorasho Soo dhaweynta wadahadallada DFS iyo Somaliland Hirgelinta Federaalka oo si wadajir ah loo taageeray sida ay dowladdu u wado. In la siiyo Dowladda taageerro dhaqaale oo caalami ay ayadoo la sameynayo sanduuq ay wax ku wada ridaan bankiga aduunka iyo hay’adaha caalamiga iyo dalalka deeqaha bixiya. Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda iyo Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ee shirkaasi ka qeybgalay ayaa wareysi uu siiyey idaacadda codka Mareykanka ee VOA ayaa ka hadlay sameynta qodobka la xiriira sanduuq dhaqaale oo Soomaaliya lagu taageerayo waxaana qodobkaasi uu wasiirku ku tilmaamay mid muhiimadiisa leh

———————————————————————————-

Kulankii isbahaysiga beelaha reer Woqooyi ee Khaatumo, Awdal iyo Maakhir

05/05/13:

———————————————————————————-

Siyaasiga  Da’da yar ee firfircon Ciise Ismaaciil oo shirjaraaid kaga hadalay Maalinta18 may  (vedio)

05/05/13:

———————————————————————————–

05/05/13: Dhamman Dhalinyarada ka so jeeda Gobolada Gabiley,Awdal iyo selal ee ku suqaan Dalka gudihisa iyo diibadisa oo Sadeex Godob isku raacay.

1) Daanaha,masirka iyo haromarka Dalkoda inay ciid shisheeye ay u daaba faadisan doonin.

2) Shirka aw Qaban Qabinayo Faysal cali warabee inu koor iyo hoosba daalkoga aw qusayniin kaliya aw beesha dhex daan qaara u yahay Ayna daadkoogo ka qayb qali doonin.

3) 18 May oo Maalin  maadaw u ah Dhamaan umaadooda daad inti isku dayda inay xusaan ay caadaw Yihiin.

———————————————————————————–

05/05/13:Heesti La Magacbaxday Jees ee ka hadlaysay Midnimada Somali wayn iyo Gooni isku taaqa SL by Farxiya iyo Nimco

———————————————————————————–

Aqoonyahaan cumar Rooble Cidheere oo Qoray  Qodobo u ku xusay waraqahan, ooy heleen shabakada www.xariirad.com  oo kala ah:

.Ciisahan ma Qaxoti la soo celiya mise wa Ciidan Beleed?

.Hadaba sidey ku timid in ay Jabuuti sheegtaan oo waliba ay u

sheegtaan dadkii iska lahaa?

.Waa ayo Qaxootiga imika la soo dejiyey Gobalka Awdal?

04/05/13:

1
4
52
3
——————————————————————————————-

Diib uqa booqo so dhawayntii ugaaska Gadabuursi ee jigjiga o hidihi iyo dhaaqanki Gabdabuusiga xaabarsaan.

———————————————————————————————

Hees cusub coodki Rasta iyo Raham o hambalyo aroos Smj

———————————————————————————————

Dhammaan hawlwadeenada Xariirad.com   waxay Tacsi tiiraanyale u diiraayan Dr abdiraxman barkhad God hooyadi oo ku geeriotay maqalada jibuuti…waxaaynna illahy u baryayan inu naxaristi jaano ka waraabsho amiin amiin.

God
———————————————————————————————

CAWAALE AADAN XAFLADII KHATUMO EE CANADA 

 ——————————————————————————————–

Khatumo state oo shir  ka yeelatay maanta si ay u si xoojin laahayeen iska dhiicinta cadawqa  jaabhada  SNM Groupe..!  

http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=aKMSL0mUr4k#t=63s ——————————————————————————————- Mar labaad ka booqo so dhaweynti maanta ee Ugaska beelaweynta Gadabursi 

Dadweynaha Reer Borama oo soo dhaweeyey imaatinka ugaaska ugaas c/rashiid

—————————————————————————————-

kulan qado sharaf ah oo Loo sameeyey Ugaaska Beelwaynta Gadabuurisi Ooy u sameeyeen Beel ka mid ah Beelaha Daga awdal

————————————————————————————–

Waa Hees aad u Macaan oo loo qaaday UGAAS CABDIRASHIID UGAAS ROOBLE UGAAS DOODI UGAASKA BEELWAYNTA   GADABUURSI

http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=_O_vm2spYaM#t=69s —————————————————————————————

WAXAA MAALINTA BARI AH IMAN DOONA XARUNTA DHEXE EE GOBAL AWDAL UGAASKA BEESHA SAMAROON ,UGAAS CABDIRASHIID UGAAS ROOBLE..!

Cisi iyo hidaba wuu wataa boqol awoowoode Isagaa isku keen xidhay ugaas curadkii weeyaane

waxaan leenahay anookoo jaaliyadaha Samaroon ah kusoo dhawaw ugaas wadankaaga gacmo furan.

ugaas cabdirashiid —————————————————————————————-

Sir Culus oo Xaqiijinaysa Cadawtinimada ay u qabaan Isaaq beesha Gadabuurs..! 

waraaq sir ah ay qabatay dawladi soomaliya waagii snmtu jabhada-page1waraaq sir ah ay qabatay dawladi soomaliya waagii snmtu jabhada-page2waraaq sir ah ay qabatay dawladi soomaliya waagii snmtu jabhada-page3

————————————————————————————–

Warqad Cadaynaysa Boqosho cismaciil cumar geele kaga qayb qaatay Siyaaraddi Sheekh SAMAROON 2001 Djibouti dadkaaso Asal ahaan Dhulka Iskale

warqad cadaynaysa Madaxwaynaha hada haya cismaciil cumar geele

—————————————————————————————–

30/04/13:Waraki cawa ka bahay TV universal daawasho wacan .

—————————————————————————————-

Xariirad.com Sagaal boqol oo Ton ayaa laga lunsaday raashiinkii Turkiga ugu deeqay Somaliland ee Hargeysa loogu tala galay

raashinki turkia uu siiyey somalinad Xriirad.com Sagaal boqol oo Ton ayaa laga lunsaday raashiinkii Turkiga ugu deeqay Somaliland ee Hargeysa loogu tala galay Waxaa loo tirinayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Mohamed Duur iyo Agaasimaha Hay”ada Samafalka Marwo Amina Mohamud Diiriye. Wasiir Saleebaan Xaglatoosiye ayaa amray in sedex boqol oo ton la dhigo Wasaaradiisa dib u dejinta si keyd looga dhigo hasse yeeshee markii uu damcay inuu booqdo Bakhaarkii lagu xareeyay raashinka waxaa u diiday Askari garanayay in Xaglatoosiye yahay Wasiir,wuxuuna ku yiri ” AMAR BAA LA IGU SIIYAY INAAD GELIN BAKHAARKA SIDAAS DARTEED WASIIR ISKA LAABO” Waxaa isku dhici gaaray ilaalada Wasiir Xaglatoosiye iyo Askarigii ilaalinayay Bakhaarka Xerada Ciidanka Bermidka. Xaglatoosiye wuxuu dacwad u gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Abdirahman Saylaci oo Madaxtooyadda ugu tegay laakiin waxaa ka daba tegay Agaasimaha Hay”ada Samafalka Amina Mohamud Diiriye,.waxayna ku hor caaysay Madaxweyne ku xigeenka. “Waaryaa ,adigoo shalay yimid miyaad anigoo Kulmiye u soo cabay Kaadideeyda rabtaa inaad igu koontarooshid Samafalka,walaahi hadaad faraha kala bixi weysid arrimaha samafalka widhi baa kaa raaci ,day day baad tahaye”ayey Amina ku tiri Wasiir Xaglatoosiye oo garab fadhiyay Madaxweyne ku xigeenka Mr Saylici. Xaglatoosiye oo aad uga xanaaqay Caayda lagula kacay iyo aamusnaanta Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay inuu ku sii jeedo Jaa Safaaradda iney sii wadaan dadaalkooda hagar la’aaneed ee ay ugu adeegayaan shacbiga Soomaaliyeed ee ay wakiilka ka yihiin. Intaasi kadib Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdigiisa waxey tageen xarunta Baarlamaanka dalkan Turkiga oo ku taala magaalada Ankara waxaana uu Gudoomiyuhu kormeeray dhammaanba qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay dhismaha xarunta Baarlamaanka ayadoo markaasi kadibna uu Gudoomiyaha Baarlamaanka kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalkan Turkiga oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii ay wada shaqeyn joogta ah u dhexmari laheyd labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga. Kulankaasi dhexmaray labada Gudoomiye Baarlamaan kadib waxaa Wafdiga Gudoomiyaha uu hogaaminayey qado sharaf loogu sameeyey xarunta Baarlamaanka ayadoo qado sharaftaasina ay goobjoog ka ahaayeen xildhibaannada labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga. Sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa booqday xarunta Wasaaradaha dalka Turkiga halkaasi oo uu kula kulmay Ra’isulwasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bakir Bozdag oo isagu dowladda Turkiga arrimaha Soomaaliya u qaabilsan waxaana uu Gudoomiyuhu uu aad u ammaanay sida hagar la’aaneed ee ay Walaalaha Turkigu u garab taaganyihiin shacbiga iyo Dolwadda Soomaaliyeed. Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa aqalka Madaxtooyada mhuuriyadda Jibouti si uu Somaliland uga goosto. Maamulka Somaliland waxaa hore uga goostay Wasiiru dowlahii Gobolada Barri Mr Keyse.oo dib ugu laabtay jabhadeyntii SSC. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa laga soo xigtay inuu dib boorka uga jafi doona Jabhadii SSC hasse ahaatee Xeeldheerayaal badan ayaa aaminsan inay adkaan doonta sida Wasiir Xaglatoosiye uga bixi doona Hargeysa maadama laga war helay qorshahiisa. Waxaa laga yaabaa in Xaglatoosiye lagu Maxkamadeeyo Hargeysa maadama uu ku eedeeysan yahay in Jabhadii uu hogaamin jiray dileen boqolaal ka tirsanaa askarta Maamulka Somaliland. kala soco akhbaar sugan xariirad.com   —————————————————————————————————-

Heesta Geb secondary school Awdal

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara

xariirad Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Turkiga ayaa maanta kulammo gaar gaar ah la qaatay dhigiisa iyo Madaxweynaha dalka Turkiga ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyuhu booqday goobo ku yaala magaalada Ankara. Kulamada ka hor ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa waxey booqdeen qabriga uu ku aasanyahay Madaxweynihii hore ee dalkan Turkiga Mustafa kamaal Ataturk halkaasi oo uu gudoomiyuhu dhigay ubax,sidoo kalena Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa waxey kormeer ku tageen dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara waxaana Gudoomiyaha iyo wafdigiisa warbixinno ku aadan waxqabadka safaaradda uu ka dhageystay howlwadeennada iyo Mas’uuliyiinta safaaradda oo uu hogaaminayey safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari  ayaa aad u ammaanay qaabka ay u shaqeyso safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga waxaana uu ku booriyey mas’uuliyiinta iyo howlwadeennadkula kulmay Madaxweynaha Dalkan Turkiga Mudane Cabdalla Guul oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo adkeyn lahaa waxaana kulankaasi oo qaatay mudo saacado ah ay labada dhinac isku afgarteen in lasii xoojiyo cilaaqaadka iyo wadashaqeynta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leedahay walaalaha Turkiga ————————————————————————————————–

 

Hees cusub oo hooyo macaan Loo qaaday (VIDEO)

—————————————

———-Ka booqo sawirada shiirka bulsha weynta Awdal for Somalia o ka socda waqooyiqa London. ————————————————————————

Haweenka Gobolada Awdal,Gabiley iyo Salal o midnimo  uqu saara kacay harawmarinta iyo dhismaha dekada Lughaya.

(24479)

1044582_601572046530017_40985363_n

Hambalyo Aroos.

Baahda Xariirad .com waxay halkan uga dirayan Hambalyo Aroos Boqorka Muhiyadin muse iyo boqorada Hodan wahan leenahay ku isku raaqa ubad khayre lee kaala heela nooqda iyo waxaan ugu ducaynaynaa ducadii rslka scw Baraka allaahu lakuma wa baraka calaykuma wajamaca bayna ku fii khayr. (380)

Read more

Adal empire

Ogaysiis ku socda dhamman beel waynta Gadabuursi

OGAYSIIS  dhamaan beel waynta Gadabuursi waxaa la ogaysiinayaa in maanta loo baahanyahay muruq iyo maal laga tagay saacadii hadalka .waxay tidhaa soomalidu niman shantadu kaa rebin sharci kaama reebo waxa maanta la isku haytsaa waa Gabiley  agteeda la soo dhaaf Hargaysa  ninbaa wuxu yidhi far dhukusaa laba dhukusaa markuu arkay inuu far dhukusi karayo ayuu …

Read more